Taxanaha Waaya-Arag - Expert Series #7

Taxanaha Waaya-Arag - Expert Series #7

April 16, 2026
6:00 AM
Ends: November 30, -0001
Arkaan center

Taxanaha Waaya-Arag #7 — Fursad Gaar ah oo aad ka faa’iidaysan karto!

Arkaan waxay kugu casuumaysaa Expert Series #7 oo uu marti ku yahay Dr. Abdurahman (Baadiyow) Guddoomiyaha Golaha Sare ee Jaamacadda Muqdisho ahna qoraa iyo khabiir ka faallooda arrimaha dowladnimada iyo taariikhda dalka.
 

Registration Closed
Back to Events